Easy-Pass.net
Mareegta Easy-Pass.net waxaa loogu talo galay inay ardayda fasalka afraad (4) ee dugsiga sare ka caawiso in ay si fudud ugu baasaan imtixanka shahaadiga ah.
U Diyaar Garow Imtixaanka
Hel agabkii ugu dambeeyay, imtixaanaadkii hore, iyo casharo kooban oo kuugu caawinaya guushaada waxbarasho.
La Soco Heerkaaga
Isticmaal nidaamkayaga casriga ah si aad ula socoto horumarkaaga iyo natiijooyinka imtixaannada aad gashay.
Waxbarasho Fudud
Waxaad ka baran kartaa meel kasta iyo waqti kasta, adiga oo isticmaalaya kombuyuutarkaaga ama taleefankaaga gacanta.
Hel Agabka Ugu Fiican
In ka badan 210 imtixaan, su'aalo iyo jawaabo, muuqaalo, iyo qoraalo kooban oo kuu diyaarsan.